Jabuuti(Wajaalenews) Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL Dr Sacad Cali Shire Iyo wasiirka warshadaha Shucayb Maxamed Muuse,safiirka ufadhiya somaliland jabuuti Anbasador Maxamed Warsame ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalkaas ee Djibouti.