DAAWO;Wasiirada Arrimaha Dibadda Iyo Warshadaha Somaliland Oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirada Arrimaha Dibadda Iyo Warshadaha Somaliland Oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti
November 26, 2015 - Written by Editor:

Jabuuti(Wajaalenews) Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL  Dr Sacad Cali Shire Iyo wasiirka warshadaha Shucayb Maxamed Muuse,safiirka ufadhiya somaliland jabuuti Anbasador Maxamed Warsame  ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ku qaabilay Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada dalkaas ee Djibouti.

COMMENTS
LINKS