WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Madal Isbahaysiga kulmiye Burco Ku Qabteen Daahana ka fayday Sobabaha Ay Isku Casileen.

BURCO(Wajaalenews) DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada  Madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan  Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay  Madal Isbahaysiga kulmiye  Burco Ku Qabteen Daahana ka fayday Sobabaha Ay Isku Casileen. sidoo kale wuxu meesha ka saaray eedaymaha loo soo jeediyo ee odhanaya waxbay inqilaabayeen .

Exit mobile version