WAJAALE NEWS

DAAWO : Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad Iyo 3aad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Is Casilay. Sheegayna Sobabaha Ay Isku Casileen Iyo khaladaadka ka Jira Qaadashada kaadhka Golaha Dhexe.

DAAWO : Gudoomiye ku Xigeenkii 2aad Iyo 3aad  Ee Xisbiga Kulmiye Oo  Is Casilay. Sheegayna Sobabaha Ay Isku Casileen Iyo khaladaadka ka Jira Qaadashada kaadhka Golaha Dhexe.

Hargeysa(Wajaalenews)-Gudoomiye Ku Xigeenada Labaad Iyo Saddexad ee Xisbiga kulmiye Xildhibaan Maxamed Yusuf Waabe iyo Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ay iska casileen goordhaweyd xubninimadii gudiga qaban-qaabada shirka golaha dhexe ee KULMIYE.

Labadan Masuul oo saxaafada kula haddlay magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmiya iskaga casileen xubinimadii guddiga qaban-qaabada shir weynaha KULMIYE, ilaa hadda si dhab ah loo ma oga sababta rasmiga ah ee ay xilkaasi iskaga casileen.

Waxan Loo Sadalinyaa In Ay Daba Socdaan Wasiiradii Dhawaan iska C

Exit mobile version