WAJAALE NEWS

DAAWO ;Wasiir Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo Jawaab Adag u Diray Madaxweynaha Somalia

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Maamulka taagta daran ee Somalia.

Exit mobile version