Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)oo tacsii u diraya Qoyskii Iyo Ehelkii iyo Golaha Deegaanka Berbera iyo shacabka Berbera Uu Ka Baxay Alle Haw Naxariiste Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi oo ku geeriyooday shil baabuur oo shalay ka dhacay qadhiidha oo u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa 09/08/2015
waaxa sido kale tacsi la mida u dirayaa ehelki Marxuum Xuseen Saleebaan Garas oo isna shilka gadhiiga ku geeriyooday,
Illaahay waxaan uga baryaynaa labada Marxuum Jannadii Fardowsa, dhamaan ehelki iyo goolaha degaanka Berbera iyo shacbiga Berbera iyo shacbiga Somaliland oo dhan Samair Iyo Iimaan Allaha ka siiyo.
Wiilka uu dhalay Xildhibaanku ku dhaawacmayna shilka waxan alle uga baryaayna inuu caafimaad deg dega siiyo Aamiin
Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi(Bidhi)
Golaha Deegaanka Degmada Burco