WAJAALE NEWS

Maah Maah Soomaliyeed Baa Ahayd Hadan Kobtaa Laga Guurin Goroyo Heeryaysana Way Soomari!!Qalinkii Aamina Deqa,

Maah maah Soomaliyad baa ahayd hadan kobtaa laga guurin goroyo heeryaysana way soomari! Taa waxan uga socdaa Ayaan daradan Qoysaskii Soomaaliyeed haysata oo waliba Waalidkii haysata, Hablihii Soomaliyed Noloshii guurkaba Xaflada Arooska uun bay uhaystan!

Waxa taa kadaran Dhaqankii fiicnaa ee guryaha hoosteeda lagu baranayay oo Laba dii waalid ay laba Macalin bedeleen! Labada macalin oo ah TV laga daawanayo filimo aan dhaqan koodii ahayn iyo Inter nat aan waalidka badan kiisi aqoon ulahayn, waa labada labada dhaqankii Shariifka aha bedelay.

Marka Caruurtii mixiisyo laga dhigo ee ama Aroos lageeyo ee Arooskaasi anu ahayn mid ku sifaysan Sunihii Reer Islaama lagu dhisi lahaa maxad umalayn ilmahaa yar maskaxdiisa?sow maaha in ilmahaa yari isagoo marka horaba ka dharagsan Casharadii Labada Macalin uu ka bartay hadana indhihiisi kumuu soo arag qofkii waa lidka ama walaalka u ahaa oo Ru waayadii uu daawaday metalaya, maxaad ka filaysaa ilmaha markaa?Sow maaha inuu isaguna ku dhaqaaqo Talaabada teedi.

 

Ilayniyaga waxba kama galin

Waad yartahay

Waa Ceeb

Ma awoodi kartid

Waalidkaagu ka yeeli maayo

Intaa iyo in ka badanba

 

Arintaa iyo tu ka badan ba way iman hadaan Diinta iyo Dhaqanka loo noqon,

Oon Habluhu ka tanaa sulan Aroosyadan karaahiyada ah Inamaduna anay kayeelin marka dan bana Reer ku dumayo! Maxkamadase imika labadaa Caruura la leeyahay way isku dhistay miyanay Dhib uun soo kordhin, iyaga iyo Warbaahintuba maahayn inay Xaflad usameeyan, Warbaahintuna maahayn inay soo ban gudbiso, Imikase waxay sii kordhiyeenuun Xiisihii Arooska ee anay Caruurtasi fahan iyo in inkabadani ku dhaqaaqan.

Exit mobile version