Berbera(Wajaalenews)Maareyaha Haamaha keydka Shiidaalka Berbera Saleeban Siciid cali oo maanta warbaahinta Berbera kula hadlay ayaa iska difaacay eedeymo uga yimi masuuliyiinta shirkadihii damacsanaa inay la wareegaan Maamulka Haamaha shiidalka Berbera Gaar ahaan waxa uu Maareyaha Haamuhu sigaara ugu jawaabay Xasan Xaaji Dhulunbe oo ah masuulkii sida gaarka ah ugu jeediyay Edeymaha Maareaha Haamaha Shiidalka Berbera ugu jeediyay islamarkaana ah masuul katirsan shirkada Shiidalka Soo dajisa Ee Red Sea.