|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Maareyaha Haamaha Shiidalka Berbera Oo iska Difaacay Eedeymo Uga Yimi Masuuliyiinta Shirkadihii Ku Fashilmay La Wareegida Haamaha Keydka Shiidalka Berbera
August 31, 2015 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews)Maareyaha Haamaha keydka Shiidaalka Berbera Saleeban Siciid cali oo maanta warbaahinta Berbera kula hadlay ayaa iska difaacay eedeymo uga yimi masuuliyiinta shirkadihii damacsanaa inay la wareegaan Maamulka Haamaha shiidalka Berbera Gaar ahaan waxa uu Maareyaha Haamuhu sigaara ugu jawaabay Xasan Xaaji Dhulunbe oo ah masuulkii sida gaarka ah ugu jeediyay Edeymaha Maareaha Haamaha Shiidalka Berbera ugu jeediyay islamarkaana ah masuul katirsan shirkada Shiidalka Soo dajisa Ee Red Sea.
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Marxuum Cabdinaasir Muuse Iyo Halka Lagu Aasi D... Ciidamada Boliska, Laanta Socdaalka Iyo Sirdoonka Qaranka Oo Lagu Amray In Laga Bilaabo 11 Bishan ... “31sano Somaliland Jirtay Maanta Maalin Ay Uga Cabsi Badan Tahay In Ay Dunto Majirto..”Ex Xildhibaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|