WAJAALE NEWS

DAAWO; Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Beeniyay Warar sheegayay In Imaaraadka Carabtu Somaliland Hub Ugu Deeqay‏‎

BARBERA(Wajaalenews) Halkan Ka Daawo Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor)  Oo Caawa Shir Jaraa’id Uu Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari.

 

https://youtu.be/OhIivz1s_mM

Exit mobile version