WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo oo Cusbitalka ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun U Jiifa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

Madaxweynuhuna waxa uu Marxuumka ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

 

 

Exit mobile version