DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo oo Cusbitalka ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun U Jiifa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweyne Siilaanyo oo Cusbitalka ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun U Jiifa
June 21, 2015 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

safar 2 safar 3 safar 4 safar 5

Madaxweynuhuna waxa uu Marxuumka ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

 

 

COMMENTS
LINKS