WAJAALE NEWS

DAAWO ; M.Siilaanyo Oo Shan Sano Ka Hor Balanqaaday Ansixinta Gobolnimada Gabiley Maxaase Ka Hirgalay Xili Mudadii La Doortay Dhamaatay?

HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mudadii la doortay hada laga joogaa shan sano waxaana sidaa ku dhamaaday mudadii loo cumaamaday hogaaminta dalka iyadoo lagu muran sanyahay mudo kordhin labo sano ah,

Hada madaxwayne siilaanyo ayaa shan sano ka hor wuxuu isagoo gudomiyaha xusbiga kulmiye ah ololihiisi Ugu danbeeyay wuxuu bulshada reer gabiley  oo taageero xoogan la barbar istaagay uu ku dhawaaqay balana ku qaaday gabiley kuna dhawaaqay in uu gabiley u  aqoonsan yahay gobol marka uu tala dalka la wareegana uu ansixindoono gobolnimada gabiley maxaa ka fulay balantii shalay? maxaase isbadalay?

Exit mobile version