WAJAALE NEWS

DAAWO: Dood Kulul Oo Dhex Martay Hogaamiyeyaasha Sedexda Xisbi Qaran Oo Dhamaystiran.Maxaase kala Qabsaday faysal Iyo Muuse.

DAAWO: Doodii Kulul Oo Dhex Martay Hogaamiyeyaasha Sedexda Xisbi Qaran Oo Dhamaystiran.Maxaase kala Qabsaday faysal Iyo Muuse.

Hargaysa(Wajaalenews) daawo dood kulul oo tvga star soo qabqaabiyay una qabtay gudoomiyayasha sedex xusbi qaran ee somaliland doodan oo daarnayd arimaha doorashooyinka ee dib udhacay

difaacii muuse biixi ee xukuumada+weerarkii faysal cali waraabe ee dhabka hadalka  ahaa iyo iska durkintii eedaha golaha ee cabdiraxmaan cirro.

Exit mobile version