WAJAALE NEWS

DAAWO;Somaliland Oo Jawaab Cad ka Bixisay Tiro Koobka Somalia dhulka S.land ku Sheegatay

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia.

Exit mobile version