DAAWO;Somaliland Oo Jawaab Cad ka Bixisay Tiro Koobka Somalia dhulka S.land ku Sheegatay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Somaliland Oo Jawaab Cad ka Bixisay Tiro Koobka Somalia dhulka S.land ku Sheegatay
May 27, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia.

COMMENTS
LINKS