TALEEX(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Kormeer ku soo maray Fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo.
DAAWO;Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Taleex Iyo Kormeerka Wasiirka Biyaha somaliland
