DAAWO;Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Taleex Iyo Kormeerka Wasiirka Biyaha somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Fadhiisimada Ciidamada Qaranka Ee Taleex Iyo Kormeerka Wasiirka Biyaha somaliland
May 6, 2015 - Written by Editor:

TALEEX(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Mudane Baashe Cali Jaamac iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa maanta Kormeer ku soo maray Fadhiisimada Ciidamada qaranka ee Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo.

COMMENTS
LINKS