WAJAALE NEWS

DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Xil-Wareejinta Masuuliyiinta TV_ga Qaranka

HARGAYSA(Wajaalenews)Mas’uuliyiinta Wasaaradda warfaafinta iyo shaqaalae weynaha wasaaradaasi ayaa si wadajir ah uga qayb galay Munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen maareeyihii hore ee TV-ga qaranka iyo Maareeyaha cusub ee dhowaan madaxweynuhu soo magacaabay.

 

Exit mobile version