DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Xil-Wareejinta Masuuliyiinta TV_ga Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Xil-Wareejinta Masuuliyiinta TV_ga Qaranka
May 21, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews)Mas’uuliyiinta Wasaaradda warfaafinta iyo shaqaalae weynaha wasaaradaasi ayaa si wadajir ah uga qayb galay Munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen maareeyihii hore ee TV-ga qaranka iyo Maareeyaha cusub ee dhowaan madaxweynuhu soo magacaabay.

 

COMMENTS
LINKS