WAJAALE NEWS

DAAWO: Ururka Dhalinyarada Jiidali Oo Si Cad Uga Soo Horjeestay Mudo Kordhinta.Taageerana Umuujiyay Suldaanka Guud

HARGAYSA(Wajaalenews) DAAWO: Ururka Dhalinyarada Subeer awal ee  Jiidali Oo Si Cad Uga Soo Horjeestay  Mudo Kordhinta. xaaraana oo loo sameeyo xukuumada siilaanyo waxa kale oo ay Taageero Umuujiyay Suldaanka Guud ee beesha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdiraxmaan oo si way uga soo horjeestay mudo kordhinta guurtidu wado xukuumaduna dabada ka riixayso

https://youtu.be/DBjXF_UhQL0

Exit mobile version