BARBERA(Wajaalenews) Magaalada Berbera xarunta gobolka Saaxil waxaa maanta oo jimce ahayd kuna beegnayd 01 bisha May 2015 soo gaadhay dufcad cusub oo ka mid ah qaxootiga ka soo qulqulaya dhanka Dalka yaman ee soo gaadhaya dalalka geeska Afrika oo ay Somaliland ka mid tahay.