WAJAALE NEWS

Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Beelaha Dirirtu Ku Dhexmartay Gobolka Togdheer.

BURCO(W,N)-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo kamid ah madaxdhqameedka magaalada burco ujooga nabadaynta beelihii dirirtu u dhexmartay deegaanka cali saahid ee gobolka togdheer ayaa dardaaran culus ujeediyay labada beelood ee walaalaha isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ay usoo celin lahaayeen walaaltinimodoodii islamarkaana ay umuujin lahaayeen  isku tanaasul

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version