WAJAALE NEWS

DAAWO; Marwada Madaxweynaha JSL iyo Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada Oo Maanta Booqday Wershada Bacaha Samaysa Oo Soo Saaridii Joojisay

HARGAYSA(Wajaalenews) Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada ayaa Maanta Booqday Wershada Bacaha Samaysa iyagoo ka duulaya Go’aankii Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ku Mamnuucay Isticimaalka Bacaha.

 

Exit mobile version