BARBERA(Wajaalenews) Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Caafimaadka,Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,iyo Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa maanta ka qayb galay Kulan lagu Tijaabinayay Doon Ambala’s ah oo samayn doonta adeega gargaarka deg dega ah