WAJAALE NEWS

DAAWO;Wasiir Warfaafinta oo Jawaab u diray Madax ka Tirsan Somalia

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Jawaab Adag ka bixiyay hadalo ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia iyo Wasiirka Dekedaha ee dawladaaasi kuwaas oo ku soo Xadgudbay Xuduudaha dhul ahaaneed iyo Shuruucda Somaliland.

Exit mobile version