DAAWO;Wasiir Warfaafinta oo Jawaab u diray Madax ka Tirsan Somalia | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiir Warfaafinta oo Jawaab u diray Madax ka Tirsan Somalia
April 21, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Jawaab Adag ka bixiyay hadalo ka soo Yeedhay Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia iyo Wasiirka Dekedaha ee dawladaaasi kuwaas oo ku soo Xadgudbay Xuduudaha dhul ahaaneed iyo Shuruucda Somaliland.

COMMENTS
LINKS