WAJAALE NEWS

DAAWO;Shirweynaha Dib u habaynta dhulka oo ka furmaymagaalada burco

Burco(Wajaalenews) Magaalada Burco waxaa ka furmay shirweyne balaadhan oo ay Somaliland kaga tashanayso maaraynta iyo dib u habaynta dhulka, waxaana ka qayb gelaya boqolaal ruux oo isugu jira wasiiro, xildhibaano, badhasaabada lixda Gobol ee waaweyn, madax dhaqameed, aqoonyahano, culima’udiin iyo dadweyne kale oo lagu casuumay, waxaana qabanqaabada shirkaasi qabatay Akademiga nabada iyo Hrumarinta S/Land.

S/LAND: Shirweynaha Dib u Habaynta Dhulka 2015

Exit mobile version