HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweynaha JSL oo maanta salaadii jimcaha dadweynaha kula tukaday Caasimada Hargaysa ayaa si dheer ugu duceeyey dalka duunyada iyo dadweynaha Somaliland oo ay haysatay xaalad roob yaraan ah, iyadoo ilaahay mahaddii ay dhibixda roobku ku soo daadatay caasimada ka hor intii aan salaadaasi laga bixin dhibicdaas oo Madaxweynaha laftiisu isu dhigay oo ay ku dul da’day.