Cardiff To Recognise Somaliland
CARDIFF(Wajaalenews) Golaha deeganka ee magaalada cardiff oo kamida boqortooyada england ismaraakana ah magaalo madaxdada wales ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay aqoonsiga jamhuuriyada somaliland
Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan magaalada cardif ayaa dadaal badan oo ay sameeyeen kadib ku guulaystay ka midha dhalinta himilada ay bulshada reer somaliland u heelan yihiin
Xafladan aqoonsiga golaha deegaanka cardiff ayaa waxa ka qaybgalay wafti baladhan oo uu hogaminaya wasiirka arimaha debada somaliland maxaed biixi yoonis wasiirka madaxtooyada iyo gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada baashe maxamed faarax
Guud ahaan bulshada reer somaliand ee ku dhaqan magalada madaxda wales ee cardiff aya soo buux dhaafiyay barxada hore ee xarunta shirku ka socda iyagoo lulaya calanka somaliland
KALA SOCO WARKAN OO FAAHFAAHSAN GOORDHOW SHABAKADA CAALIMAGA EE