WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDSI Mustafe Cagjar Oo Sheegay In Calanka Itoobiya Lagu Dhibaateeyo Dad Somali Ah.

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) oo ka qaybgalayay munaasibad lagu qabtay dalkiisa ayaa sheegay in mararka qaar dad soomaali lagu dhibaateeyo calanka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version