WAJAALE NEWS

DAAWO;Xubno Wasiirada S/Land Ah oo Booqasho ku Jooga Dalka Kenya Iyo Ujeedada Safarkooda

HARGEISA(Wajaalenews)Xubno ka tirsan Golaha wasiirada S/land oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Arimaha Dibada, Caafimaadka, Qorshaynta Qaranka, Deegaanka iyo Beeraha ayaa booqasho ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxayna shir kula leeyihiin qaar ka mid ah safaaradaha dalalka caalamka u fadhiya Kenya, Baanka Adduunka iyo Hay’adaha samafalka ee caalamiga ah, halka sidoo kalena ay u sharraxeen alka uu marayo dalkan JSL.

 

Exit mobile version