WAJAALE NEWS

Daawo:Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka South-Korea oo La weeraray isagoo khudbad jeedinaya+Sababta

Soul-(Wajaalenews)- Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Magaalada Soul, Mark Lippert ayaa la weeraray isago oo jeedinaya Khudbad.

Safiirka ayaa sida la sheegay waxaa weeraary nin ku hubaysnaa makiinada ma sakiin, kadib markii uu safiirku sheegay in mustaqbalka uu jeclaan lahaa in kuuriyada Koonfureed iyo mida Waqooyi ay midoobaan.

Exit mobile version