Daawo:Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka South-Korea oo La weeraray isagoo khudbad jeedinaya+Sababta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalka South-Korea oo La weeraray isagoo khudbad jeedinaya+Sababta
March 5, 2015 - Written by Editor:

Soul-(Wajaalenews)- Safiirka dalka Maraykanka u fadhiya Magaalada Soul, Mark Lippert ayaa la weeraray isago oo jeedinaya Khudbad.

safiirka maraykanka s.kuuriya 1

Safiirka ayaa sida la sheegay waxaa weeraary nin ku hubaysnaa makiinada ma sakiin, kadib markii uu safiirku sheegay in mustaqbalka uu jeclaan lahaa in kuuriyada Koonfureed iyo mida Waqooyi ay midoobaan.

COMMENTS
LINKS