London [Wajaalenews] Waxaanu halkan idiin ku soo gudbinaynaa Dood Xaasaasiya
Oo Uu Ka Qaybgalay Wasiirkii Hore Ee Kalluumaysiga, Khayraadka Badda
iyo Maamulka Dakeddaha ee xukuumadda Siilaanyo Dr Maxamed Yaasiin
Xasan. Kaasoo uu
arimo badan lagu lafo-guray.
Doodaas oo dhamaystiran, isla markaana uu qabtay tv-ga Royal, waa tane
daawasho wacan.