HARGEISA(Wajaalenews)Dadweynaha Ku Dhaqan Deegaanada Xeebta Waqooyi ee Somaliland gaar ahaan Tuulooyinka Ceel la helay & Cabdi Geeddi ayaa si weyn ugu mahadceliyey wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo kaalin lama illaawaan ah ka qaadatay horumarinta waxbarashada aasaasiga ah ee Deegaanadaasi.