WAJAALE NEWS

Ra’iisul Wasaare Somaliya Oo Marlabaad Ku Dhawaaqay Liiska Cusub Ee Golihiisa Wasiirada + Akhri Magacyada

RW Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay liiska golihiisa wasiiradda oo ka kooban 20 xubnood, wuxuuna ka reebay xildhibaannada iyo wasiiraddii hore.​

Halkan ka akhri Magacyada Wasiirrada

 

1;Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga

2;   Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta

Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda

Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga

Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda

Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada

Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka

Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta

Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha

Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga

Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka

Exit mobile version