HARGEISA(Wajaalenews) Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhshay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu ka qayb gelayo safiirka Britain u fadhiya Somaliland iyo Somaliya