WAJAALE NEWS

DAAWO;Qurbo joogta Reer Arabsiyo oo School u Dhisaya Dadwaynaha Arabsiyo

ARABSIYO(Wajaalenews);Qurbojooga reer Somaliland ee Ka soo Jeeda Magaalada arabsiyo ee Gobolka gabiley ayaa School ka dhisaya Magaalada Arabsiyo, iyadoo munaasabadda dhagax dhigga ay si wadajir ah u sameeyeen badhasaabka Gobolka Gabiley Mustafe Shiino iyo wakiillo ka socday Qurbajooga oo ay wehelinayeen hawlawadeenada Dawladda Hoose ee magaaladaasi.

Exit mobile version