WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxdhaqameedka Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen. Baaqna Udiray Madaxwaynaha

DAAWO; Madaxdhaqameedka Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen. Baaqna Udiray Madaxwaynaha

Suldaanka Beelaha Somaliland Iyo Waxgarad Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Deg-deg Wax Uga Qabto Muran Dhul oo U Dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Bulshada Masallaha Degan

Hargeysa(Wajaalenews) – Hogaanka dhaqanka iyo haldoorka Bulshada Degta Koonfur bari Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqay inuu wax ka qabto Garoomo Dhalinyaradu ku ciyaari jirtay oo dad shacab ah laga Iibiyay.

Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka kale ee halkaasi ka hadlay ayaa si adag u dhaliilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale, oo ay ku eedeeyeen Iibinta dhulkaasi.

 

Exit mobile version