|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxdhaqameedka Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen. Baaqna Udiray Madaxwaynaha
January 24, 2015 - Written by Editor:DAAWO; Madaxdhaqameedka Bulshada Masallaha Degan Oo Ka Gadooday Dhul Ciidanka Qaranku Dayreen. Baaqna Udiray Madaxwaynaha Suldaanka Beelaha Somaliland Iyo Waxgarad Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Deg-deg Wax Uga Qabto Muran Dhul oo U Dhexeeya Ciidanka Qaranka iyo Bulshada Masallaha Degan Hargeysa(Wajaalenews) – Hogaanka dhaqanka iyo haldoorka Bulshada Degta Koonfur bari Hargeysa, ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqay inuu wax ka qabto Garoomo Dhalinyaradu ku ciyaari jirtay oo dad shacab ah laga Iibiyay. Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka kale ee halkaasi ka hadlay ayaa si adag u dhaliilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qaranka Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqale, oo ay ku eedeeyeen Iibinta dhulkaasi.
Related posts:Shanta Qodob Ee Ay Ku Fadhido Siyaasadda Arrimaha Dibadda Itoobiya Oo Lagu Soo Bandhigay Buugga Dr. ... Xukuumadda oo ka hadashay Dhammeystirka Shuruudo Shirkadaha Ajaanibka ahi ku xidheen Sahaminta Shida... Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Bulshada Ugu Baaqay Xuska Weynaynta Habeenkii Nabigeeni Muxamed SCW... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|