Gabiley(W.N): Badhasaabka Gobolka Gabiley Mustafe Cabdi Ciise(SHiine): ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay xaalada amaanka magaalada tog-wajaale oo ay khalkhal galiyeen dhalinyaro sida uu sheegay budhadh ku hubaysan oo gacanta ay ugu jirto nabadgalyada magaalada wajaale badhasaabku waxuu balanqaaday inuu sida ugu dhakhso badan gacanta dawlada ugu soo celin doona amaanka magaalada tog-wajaale arkan oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo: