HARGEISA(Wajaalenews) Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Shacabka Somaliland ku amaanay sidii diiranayd ee ay uga qayb qaateen Safarkii Madaxweyne Siilaanyo ee Buur iyo Banaan ee uu ku soo maray Gobolo iyo Degmooyin badan oo ka mid ah Jamhuuriyada Somaliland