WAJAALE NEWS

War Deg-Dega-Xukuumada Somaliland Oo Fasaxday Wixii Maalinta Barriya Ka Danbeeyey Qaadkii Dalka Soo Gali Jiray.

Hargeisa(W.N):-Gudida Xanuunka corona virus uu u magacaabay madaxweynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa joojisay qaadka dalka soo gala bilowgii bisha ramadaan, waxaana caawa go’aan kasoo baxay gudidaasi ay soosaareen go’aan burinaya wakhtigii ay hore u sheegeen in la joojiyey qaadka, waxaana la fasaxay qaadka wixii ka danbeeya maalinta barrtito ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version