HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO;Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawo Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Waxbarshada Xili Aan Wax Shaqo Ah Ka Socon iyo Fadeexadaha Dul Hogonaya.
Madaxwayne siilaanyo oo aY Weheliyaan kuxigeenkiisa iyo wasiirada waxbarashada, taliyaha ciidan booliska, marwada koowaad ayaa caawa kormeer ku tagay wasaarada waxbarashada xili aan wax shaqo ah ka socon islamarkaana xafiisyada toos loogu iftiiminayay
Kormeerka ayaa ku beegmaysa xili shaqada qaranku ka badan tahay safar bilaa micno loogu tago meel aan shaqo qaran ka socon
http://youtu.be/cJpvSpftI7g