DAAWO;Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Waxbarshada Xili Aan Wax Shaqo Ah Ka Socon iyo Fadeexadaha Dul Hogonaya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawa Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Waxbarshada Xili Aan Wax Shaqo Ah Ka Socon iyo Fadeexadaha Dul Hogonaya.
December 7, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);DAAWO;Madaxwaynaha Somaliland Oo Caawo Kormeer Ku Tagay Xarunta Wasaarada Waxbarshada Xili Aan Wax Shaqo Ah Ka Socon iyo Fadeexadaha Dul Hogonaya.

siilaanyo caawa

Madaxwayne siilaanyo oo aY Weheliyaan kuxigeenkiisa iyo wasiirada waxbarashada, taliyaha ciidan booliska, marwada koowaad ayaa caawa kormeer ku tagay wasaarada waxbarashada xili aan wax shaqo ah ka socon islamarkaana xafiisyada toos loogu iftiiminayay

Kormeerka ayaa ku beegmaysa xili shaqada qaranku ka badan tahay safar bilaa micno loogu tago meel aan shaqo qaran ka socon

http://youtu.be/cJpvSpftI7g

COMMENTS
LINKS