WAJAALE NEWS

Daawo; Mudahaarada Gilgilay Magaalada Borama Oo Lagu Taageerayay Suldaan Wabar Iyo Dadwaynaha Oo ku Dhawaaqayay Ereyo Somaliland Ku Lid Ah

BORAMA(Wajaalenews);Mudaharaad ay soo abaabuleen dhaliyaro tiro badan oo ku dhaqan qaar kamid ah xaafadaha magaalada Borama ayaa saaka cabaar 10 bilaabay inay Boodhadh la dhex maraan suuqyada Borama iaygoo ku dhawaaqayey , hadalo taageeraya Suldaan Wabar, mudaharaadkaasi ayaa goor dambe isku badalay , somaaliyey Tooso iyo dhawaaqyo lagu taageeryo Awdal State iyo somali wayn, cabaar ka bacdi waxaa ku soo dhex dhacay ciidamada RRU da oo aad u hubaynsaa , intaasi waxaa xigay dhawqa rasaasta oo jidwalba oo maagaalada laga maqlaayey iyo gabi ahaan isku socodka gaadiidka iyo shaqada magaaalada oo istaagtay

Exit mobile version