WAJAALE NEWS

DAAWO;Madaxda Qaranka Somaliland oo Si Wadajir Ah Tacsi Ugu Diray Madaxweynaha JSL

Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee Bulsho-weynta Somaliland ayaa si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed maxamuud oo ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska

 

Exit mobile version