|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxda Qaranka Somaliland oo Si Wadajir Ah Tacsi Ugu Diray Madaxweynaha JSL
November 24, 2014 - Written by Editor:Madaxda Qaranka JSL oo uu ugu horeeyaan Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil & Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, Madaxda Axsaabta Qaranka, Xildhibaanada labada Gole Baarlamaan, Golaha Wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida, Gudoomiyayaasha Gobolada Dalka, Ururada samafalka Wadaniga ah iyo Qaybaha kale ee Bulsho-weynta Somaliland ayaa si wadajir ah tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii ku timid walaalkii Marxuum Jaamac Maxamed maxamuud oo ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska
Related posts:Golaha Guurtida Oo Hakiyey Xeerka Diwaangalinta Madaniga iyo Sobobaha ay u Cuskadeen Hakintiisa; DAAWO;Wareysi Xiiso Badan Oo Wariye Maxamed Tiriig uu la Yeeshay Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo k... Shirkii Lagag Wada Hadlayeye Xoojinta iyo Adkaynta Amaanka Labada Dal Itoobiya Iyo Soomaliland Oo La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|