WAJAALE NEWS

Daawo; Mudaharaad Baaladhan Oo Maanta Gilgilay Magaalada Wajaale Kana Dhashay Dabqabsaday bakhaaro iyo khasaaraha ka dhashay

Togwajaale(Wajaalenews)Mudaharaad balaadhan ayaa maanta gilgilay magaalo ganacsiyeedka wajale Ee Gobolka Gabiley mudaharaadkan oo watay rabshado ayaa waxaa lagaga soo horjeeday maamulka wajale iyadoo mudaharaadkana uu saaka ka kacay goobo dabqabsaday oo dawlada hoose ee wajale ay gurmad deg dega lasoo gaadhi wayday,mudaharaadka ayaa gabi ahaanba ka socday Wadooyina Farasmagalaha Ah Ee Wajale

Hoos Ka Daawo Warkaasi Oo Faahfaahsan

http://youtu.be/Y1IvjpaGfcY

Exit mobile version